Guddoomiye Ku-xigeenka Arimaha Xiriirka iyo Horumarinta Jaamacadda Muqdisho mudane Maxamad Cali Cumar ayaa kulan la qaatay guddoomiye ku-xigeenka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Dr. Axmed Cabdi Aadan
13 13 people viewed this event.
Guddoomiye Ku-xigeenka Arimaha Xiriirka iyo Horumarinta Jaamacadda Muqdisho mudane Maxamad Cali Cumar ayaa kulan la qaatay guddoomiye ku-xigeenka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Dr. Axmed Cabdi Aadan.
Labada dhinac ayaa ka wada hadlay sidii loo xijin lahaa cilmibaarista musiibooyinka iyo kor u qaadista aqoonta hawlwadeennada ka shaqeeya yareeynta khataraha musiibooyinka.